Dhaqane

by FUDAYDIYE SERVICE TM


Business

free



Addeega dhaqane wa adeeg kuu sahlaya inaad si fudud u dalbato maydhida guryaha,xafiisyada , carpet yada oo dhawr size iyo nooc walba leh adiga oo gurigaga jooga,dhamaan dalabka wuxu ku imanaya qaab online ah , waxaad heli doonto adeegii oo isla markaaba lagula soo xidhiidhi doono kadibna laguu dhamaystiri doono adeegagi aad dalbatay